Berbera 28. July 2017 (SDN/QJ):- Magaaladda Berbera oo ay Xiligan dadka ku nool ugu Calaamadsan ayaamihii Kulaylka Iyo Hanfiga Xeebta ayaa Waxaa Bulshadda Magaaladaasi ugu Biiray Tuug hannaan Xirfadaysan u Jabsada Gaadiidka isla markaana kala baxa Wixii Baabuurkaasi saaran.
Ciidanka Booliska ee Magaaladda Berbera ayaa dagaal adag ku qaaday Budhcadan ku cusub magaaladda.
https://www.youtube.com/watch?v=ceHCzUFfvYI
