Boorama 26. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Boorama lagu soo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub ee dhawaan Madaxweyne Siilaanyo u bedelay Gobolka Awdal.
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Awdal loo Bedelay oo lagu soo dhaweeyay Magaaladda Boorama DAAWO
