Hargaysa 05. December 2017 (SDN/QJ):-Kooxda Xidigaha Geeska oo shir jaraayid ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in ay gabi ahaanba xilkii ka qaadeen Guddoomiyihii Kooxdaas Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
Koox Faneedka Xidigaha Geeska oo Sheegay inay Xil ka Xayuubin ku Sameeyeen Gudoomiyahoodii Xasan Dhuxul & Dulucda eedaymo ay u Jeediyeen DAAWO
