Hargaysa 10. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja maxamuud cabdi jamaac xuuto ayaa ka hadlay suxufiyiin sifo sharci daro ah ugu xidhan qaar ka mid ah maayiirada dalka.
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Ka Hadlay Tacadiyo ka Dhan ah Saxaafadda oo lagula Kacay Qaar ka Mid ah Suxufiyiinta Dalka DAAWO
