Mashruuc lagu macaaneynayo biyaha badda, Milixna lagaga soo saarayo, oo laga hirgaliyey deegaanka Xeedho ee galbeedka gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 10. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Saraakiil ka socota Hay’adda FOA ayaa Kormeer Waxay ku Soo mareen Mashruuc bilihii ugu danbeeyay ka socday Deegaanka Xeedho ee dhinaca Galbeed ee Gobolkaasi.

https://www.youtube.com/watch?v=7Qd6LEoCm3k&feature=youtu.be