Tog Wajaale 12. December 2017 (SDN/QJ):-Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madax Weyne Ku Xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Maanta si diiran waxaa loogu soo dhaweeyay Magaalo Xudduudeedka u dhaxaysa Somaliland Iyo Itoobiya ee Tog Wajaale.
Wajaale: Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku xigeenka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Maanta Somaliland Lagu Soo dhaweeyay Kuwaas oo Ka Qayb galaya Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Somaliland DAAWO
