waxaan halkan dhambaal balaadhan uga dirayaa dhamaan shaqaalaha hadhwanaagnews meelkasta oo ay dunida daafaheeda ay kala jogaan. intaasi kadib waxa halkan dhambaal hambalyo ah iyo bagaadi ah uga dirayaa agaasimaha shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews ee somaliland iyo somalia WERIYE NAJAX AADAN CUNAAYE IYO MARWADIISA SABAAX CISMAAN AADAN. oo maanta uu meherkoodu kadhacy caasimada jamhuuriyada somaliland ee magaalada hargeysa . hotel hadhwanaag. waxan ilaahay ugu baryayaa in ilaahay kadhigo qoyskii isku raaga ubada khayrqabana in ilaahay kalasiiyo aamiin aamiin..
waxaan leeyahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
cabdi barud [ cabdi xarago]
bristol uk .
waxaan leeyahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
cabdi barud [ cabdi xarago]
bristol uk .
