Uncategorized

waxaan dhambaal hambalyo ah udirayaa weriye NAJAX ADEN CUNAAYE IYO MArwadiis sabaax cismaan aden oo meherkoodu kadhacay hargeysa

waxaan halkan dhambaal  balaadhan  uga  dirayaa   dhamaan  shaqaalaha hadhwanaagnews  meelkasta  oo  ay  dunida  daafaheeda  ay kala  jogaan.  intaasi   kadib  waxa halkan dhambaal  hambalyo ah iyo bagaadi ah uga dirayaa   agaasimaha    shabakada  caalamiga  ah  ee   hadhwanaagnews   ee  somaliland    iyo  somalia  WERIYE   NAJAX  AADAN  CUNAAYE  IYO MARWADIISA  SABAAX  CISMAAN     AADAN.  oo   maanta  uu  meherkoodu  kadhacy   caasimada  jamhuuriyada    somaliland      ee  magaalada  hargeysa  .  hotel  hadhwanaag.    waxan  ilaahay  ugu  baryayaa   in  ilaahay   kadhigo  qoyskii   isku raaga   ubada khayrqabana  in ilaahay  kalasiiyo       aamiin      aamiin..
 
waxaan  leeyahay  gacal iyo  sokeeyaba    guurkiina  lagu  farax 
   
       
cabdi  barud   [ cabdi xarago]
 
bristol     uk .