Ottawa April 07,2012(SDN)-Proff Ibraahim Meecaad oo haatan ku nool magaalda Ottawa ee dalka Canada aayaa nooga waramay aasaaskii Ururka Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaalieed ee SNM.
Ibraahim waxa uu ka mid ahaa aqoon yahankii sida weyn uga shaqeeyay taabagalkii SNM.
Waxa uu ku sugnaa dalka Sucuudiga kolkii April 06 1981kii lagu dhawaaqayay Jebhadii SNM.
[mp3player config=fmp_jw_widget_config.xml file=http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/meecaad.mp3]
