Ceerigaabo July 07 2012(SDN)-Waxa magaalada Ceerigaabo duleedkeeda Buurta Daallo ka socdey mudo todobaada Shir weyne ay isugu yimaadeen Beelweynta Siciid Gadhxajis(Habar Yonis).
Shirka oo marxalado kala duwan soo maray ayaa haatan si habsami ah uga socda Buurta Daallo,waxaana lagu wadaa in dhawaan la gudo galo qodabadii shirka loo qabtay.
Hadaba si aanu Shirka iyo xaalada guud ee degaanka wax uga ogaano ayaanu khadka Telephoneka kula xidhiidhnay Mayorka magaalada Ceerigaabo Md Ismaaciil Xaaji Nuur.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ismail.mp3″]
SDN-Ceerigaabo
contact@somalidiasporanews.com
