Uncategorized

Barlamaanka Somaliland iyo xukumaada Md madaxweyne ahmed Mohamed mohamud siilaanyo waa inay siiyan dhanka siyaasada waxay haween weynu xaq uleeyihiin

               

                    

(KampalaSDN)Hawshii kootadana fadlan nabadeeyayaasha aamusani (silent peace makers) daggaallo baadan baa ku soo dhacay dada imika u badan yihiin  fullinta hawlaha badankooda sida mashaariicda, nabadaynta, isusoojiidista dejinta madaxda from ciil iyo cadho  ayaa waxay u badanyihiin dadkii la kulmey school barashadoodii dhagaxtuur iyo kacdoonk syaasadeed ee 80 ka marlabaad jaamacadihiina sido kal sido kale dagaalkii mogadishu caasimada soomaliya oo illaa hada daggaaladu iyaga iyo inaga iyo idinka iyo adigaba u socdaan oo aqoontii hoos u dhac ku yimi ,hadaba iminka ayunbay kazoo kabanayaan burburkas intaas waxa intaas dheer waxbarasho korodsiga naafeyey iyo  aqoon korodhsguba waa laba formal education iyo non formal through experience  sida aqonyah naduba tibaaxeen.

 

 

 

dunida dadkani iyo dumarkaniba ey ku dhib qabaan collaadaha,si isku mida oo hooyada england iyo hooyada somaliland iyo africa iyo asiaba joogtaba  si iskumidey uwada darreemaan meelna waa in aan uga soo wada jeesanaa la daggaalanka cadowga oo dhan cadhadii snm ee ahayd minstoow eri siilaanyo dhulkana marlabaad qaado wey keentey dhibta soomaali sida xun u saameysey  sida awgeed maadamoo daggaaladaasi si gaara u rafaadiyeen dumarka lamidka ah hooyada, xaaska ,  wallaasha iyo inanteenaba abuurista nolol wacan  isxilqaan iyo xaqdhawr ku jiro aanuna  kula socono culimada siyaasaasada  iyo hogaan lagu nastoba indhahaanu idin leenahey deyro iyo duugid miyaa noo garateen.

 

 

 

 

  waxba kama qabno waa sidey leeyhiin ? sidaa awgeed culimada siyaasadaay hoggaanada dundan aynu ku nolahayow yaan laga tagein  in at least 15 dumarka somaliland loo ogollaado kootada sababta ugu weynina tahey labada caqabadood ee ugu waaweyn  1- islaanimada oo layidhaa yaaney dumarka iyo raggu is dhexgalin meelaha campaignada ah,  2-aqoonta oo aan majoritiga si iskumida loogu wada dadaalin rag barashada gaar ahaan hablaha   3- xeerka ceerigabo oo dugsiyada waa bariga soomaaliland inanteena marka la guursado uu ingriis guursado waa iney raacdo xuquuqna naguma leh aqqonta iyo maalgelinta ayaa somalia aad loo maalgeliyaa ragga rather than hablaha.

 

 

 

 

sidaa awgeed waa lagama maarmaan in loo ogollaado 14%. sidaa awgeed ha yareeyaan abbuurida qaar kalloo yar yar oo rabash wadayaall maadaamoo ay raga la yeesheen maamulka dadkiyo duunyada iyo  dalkaba wey lexejeclayn mid welibana wey kayarraan marka dumaraka waa in la siiya waxay roll leyihiin iyado aan laga hagran ileen waxay bulshada ugu jiran kaalin aad mihiima.

Ai Ahmed khadarboqor2010@gmail.com

Khadarbitijoor@hotmail.com

Wariye khadarbitijoor@hotmail.com

+256791661106

 Xafiiska Kampala/Uganda

SDN

 

.