waxaan doonayaa halkeen in aan idinkaa soo gudbiyo: aragtii yar koobaan oo ku saabsaan Gudoomiyaha iyo Bulshada uu majaraa uu ahayn doono sifooyinka looga baahan yahay in ay la yimaadaan.
Guddoomiyaha waxaa looga bahan yahay:
1:Daacad nimo,,,, khiyaandana aad uga fogaadaa
2:Karti badan , iyo furfurnaan… qof walabana uu ogaan karo xaalka uu ku sugan yahay
3: Dulqaad aad u badan, iyo isdul dhiig aad u badaan
4: La’tashi goáan ka uu qaadanaayo, isagaa oo go´aankaas isku koobahayn kaligii,, anba koox gaarana aan la tashaanahayn,,,
laakin go’aanka uu qaadanayaa yahay mid uu bulshada xilka uu u haayo yar iyo waynba kala tashaday,, kadib go´aan QAADAN kara
5: In una ku dag dagin go’aanka
6: In uu noqdo qof tanaasul leh, waxana kaa taanaasuli kara
7:In uu yahay qof xalin kara dhibtaa iyo khilafaadka soo dhex gala bulshada uu hogaanka uu u ahayo,,,,, xataa hadii xalku ku jiro mid uu ku wayaayo guddomiyenimadiisa… waxaa muhiim ah in uu yahay nin u bisil badbaadinta umadda
8: Deeqsi ah oo gacaan furan
9: Waa in uu noqodaa nin afkaar dheer iyo aragtiyo siyaasdeed leh
oo bulshada uu sahaminkara meesha hadaba guushu ku jirto
BULSHADAA HOGAANKA LOO AHAYO
1: Ixtiraam siin guddoonkoodaa, iyo dhamaan maamulkaba,,,,,
2: Uu hogaansamin awaamirta laa sooo jeediyo, dhagaystaana
3: In ay toosiyaan gadabaa waxaa kaa khaladan maamulkoodaa
yaawagaa oo uu maraayaa hab dagaan oo akhalaaq ku jirto
4: Bulshada waa in ay uu bisil yaahin habkaa dulqaadkaa,,,, qofka ay doorteen hadu noqodo qof qabiilstee ah anaba xoog gooni ah iskaa wataa anba umadaa isku diraa
in ay sii ixitraam leh ugu yeedhi karaan isku duubaan kalaana noqon karaan.. sii xor ah waxay uu dhiibteen
,,, anba ay sugaan intaa doorsho kalee iimanayso kadibna yidhahdaan waanu ku barenee sxb nabadeey,,,,,,
5: Waa in ay waxay dhiisteen wada ilaaliyaaan yar iyo wayn
6: In ay kaa doodi karaan wax walabaa oo soo waa jaha,,
unaa bisil yaahin dooodaa iyo dulqaadkaa
sii waxay kaa dooodayneen uu noqodaan wax midhaa dhlaa