Ogaysiis : Dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan UK waxaa la ogaysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID – Mudane: Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Xisbiga Eng: Faysal Cali Waraabe iyo wafti kale oo balaadhan oo ay ka mid yihiin Faadumo Saciid lagu qaban doono West London.
Waxa xafladan ka soo qayb galaya Taageeroyaash xisbiga, Odoyaal, Aqoonyahano, Abwaano,Ururada bulshada, Dhalinta Reer Somaliland iyo Marti Sharaf Kale oo Badan oo ka socota Xisbiyada Somaliland iyo Fanaanintaba.
Goobta iyo waqtiga xafladu waa ka hoos ku qoran……Ka soo Qayb Gal Wacan.
