Dhaman asxaabtani waaxay Hanbalyo aroos u dirayaan Sir Cabdiqaadir Dayib Askar iyo Marwadiisa Samsam Hassan Ali oo Meherkoodu Maanta oo taariikhdu tahay September 20,2012 ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa,
Waxaana hanbalayadan diraaya dhamaan ardayda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan dalka ugandha.
MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE)
ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO)
ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH)
ABDI AZIIS MOHAMED AYAH
ABDI FATAX MOHAMED BARUD
ABDI RAXMAN AHMED ALI
ABDI QANI MOHAMED NOUR (BITIJOOR)
OSMAN BARUD FARAX
GUDOOMIYE ABDI SHAKUR MOHAMED DHOLA YARE
MOHAMED ABDI SHIRE NAATO
KHALID AHMED CADAAWE
IID CISMAN RAABI
Abdi rahman osman
MUSTAFE ISMAIL ABDI
MOHAMED ABDI DAHIR
AHMED MOHAMED ALI
MOHAMED MUUSE WARSAME SEENYALE
SULDAN OSMAN GUURE
MOHAMED AHMED SHACIYE
BARE AADAN MACALIN MOHAMED
ABDI AZIS ALI MADOOBE
MOHAMED FAROOLE
ABDI WAHAB MOHAMED NOUR( BITIJOOR)
ABDI KARIIN XANAANO
LIIBAN AHMED ABDI
LIIBAAN DIRIYE
ABDI QANI X MOHAMUD OSMAN
NASIR ALI KABDHE
MOHAMED AWIL
SICIID MOHAMED OSMAN
MOHAMED AHMED
XUSEN MOHAMED NOUR
SAED XIIS WARSAME
AHMED ABDI TIRIKE RAAN
SAED CAWSLE
XUSEN MAYGAAG
IBRAHIM CADARE ABDI LAAHI
Khadar bitijoor

MOHAMED JAMAC XUSEIN
MUKHTAR ALI CUMAR
GARAAD AHMED DIGAALE
MOHAMED DANAN
ABDI FATAX WARSAME
ABDI RASHID OSMAN AMAAAN
SAED ALI WARSAME
ABDI HAYBE
JAMAAL JAMAAC IIMAN
Abdi rahman osman
Wariye togaherer ee ugandha
KHADAR BITIJOOR
Dhaman asxaabtani ardayda yo dhaman jahliyada qaybeheeda kala duwani waxay tahniyad iyo ducaba u dirayaan Meherka dirayaan Sir Cabdiqaadir Dayib Askar iyo Marwadiisa Samsam Hassan Ali oo Meherkoodu Maanta oo taariikhdu tahay September 20,2012 ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa,
Waxanu lamaanaha cusub uga baryaynaa ilaahay inuu ka dhigo lamaane cibaado iyo camal suuban isu kaashada ubad iyo arsaaqad xalaal ahna ilaahay ku irsaaqo.. Waxaanu leenahay ducadii Rasulka ee ahayd Barakalahu lakuma wa baaraka Calaykuma Wa jamaca Baynakuma Bil khayr Aw fil khayr
.
WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO,waxa kale oo aan leenahy Noqda reerkii Lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabad gala Allahayoow idinka yeeel
AAMIIIIIIIIN………………………. AAMIIIIIIIIIIIIIIIN…………………….. AAMIIIIIIIIIIIIIIN…………
