Uncategorized

Dhaman asxaabtani waaxay Hanbalyo aroos u dirayaan Sir Cabdiqaadir Dayib Askar iyo Marwadiisa Samsam Hassan Ali oo Meherkoodu Maanta oo taariikhdu tahay September 20,2012 ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa

Dhaman asxaabtani waaxay Hanbalyo aroos u dirayaan  Sir Cabdiqaadir Dayib Askar iyo Marwadiisa Samsam Hassan Ali oo Meherkoodu Maanta oo taariikhdu tahay September 20,2012 ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa,
Waxaana hanbalayadan diraaya dhamaan  ardayda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan dalka ugandha.
MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE)
 ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO)
 ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH)
 ABDI AZIIS MOHAMED AYAH
 ABDI FATAX MOHAMED BARUD
 ABDI RAXMAN AHMED ALI
 ABDI QANI MOHAMED NOUR (BITIJOOR)
 OSMAN BARUD FARAX
 GUDOOMIYE ABDI SHAKUR MOHAMED DHOLA YARE
 MOHAMED ABDI SHIRE NAATO
 KHALID AHMED CADAAWE
 IID CISMAN RAABI
Abdi rahman osman
 MUSTAFE ISMAIL ABDI
 MOHAMED ABDI DAHIR
 AHMED MOHAMED ALI
 MOHAMED MUUSE WARSAME SEENYALE
 SULDAN OSMAN GUURE
 MOHAMED AHMED SHACIYE
 BARE AADAN MACALIN MOHAMED
 ABDI AZIS ALI MADOOBE
 MOHAMED FAROOLE
 ABDI WAHAB MOHAMED NOUR( BITIJOOR)
 ABDI KARIIN XANAANO
 LIIBAN AHMED ABDI
 LIIBAAN DIRIYE
 ABDI QANI X MOHAMUD OSMAN
 NASIR ALI KABDHE
 MOHAMED AWIL
 SICIID MOHAMED OSMAN
 MOHAMED AHMED
 XUSEN MOHAMED NOUR
 SAED XIIS WARSAME
 AHMED ABDI TIRIKE RAAN
 SAED CAWSLE
 XUSEN MAYGAAG
 IBRAHIM CADARE ABDI LAAHI
Khadar bitijoor


 MOHAMED JAMAC XUSEIN
 MUKHTAR ALI CUMAR
 GARAAD AHMED DIGAALE
 MOHAMED DANAN
 ABDI FATAX WARSAME
 ABDI RASHID OSMAN AMAAAN
 SAED ALI WARSAME
 ABDI HAYBE
 JAMAAL JAMAAC IIMAN
 Abdi rahman osman
Wariye togaherer ee ugandha
KHADAR BITIJOOR
Dhaman asxaabtani  ardayda  yo dhaman jahliyada qaybeheeda kala duwani waxay tahniyad iyo ducaba u dirayaan Meherka dirayaan  Sir Cabdiqaadir Dayib Askar iyo Marwadiisa Samsam Hassan Ali oo Meherkoodu Maanta oo taariikhdu tahay September 20,2012 ka qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa,
Waxanu lamaanaha cusub uga baryaynaa ilaahay inuu ka dhigo lamaane cibaado iyo camal suuban isu kaashada ubad iyo arsaaqad xalaal ahna ilaahay ku irsaaqo.. Waxaanu leenahay ducadii Rasulka ee ahayd Barakalahu lakuma wa baaraka Calaykuma Wa jamaca Baynakuma Bil khayr Aw fil khayr

.
WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO,waxa kale oo aan leenahy Noqda reerkii Lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabad gala Allahayoow idinka yeeel

AAMIIIIIIIIN………………………. AAMIIIIIIIIIIIIIIIN…………………….. AAMIIIIIIIIIIIIIIN…………