Dhamaan qoyska Reer Cali Kabadhe Axmed oo ay u horayso
Hooyo Caasha Sheekh Adam Muxumad
Cabdicasiis Cali Kabadhe Xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa
Koosaar Cali Kabadhe xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa
Cabdirashiid Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa
Warda Cali Kabadhe, Odaygeeda iyo carruurteeda
Kamaal Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa
Khadra Cali Kabadhe Odaygeeda iyo carruurteeda
Nimco Cali Kabadhe
Naasir Cali Kabadhe
Iid Cali Kabadhe Iyo Marwadiisa
oo Wiil uga dhashay habeen hore caasimadda dalka Somaliland ee Hargaysa, waxaanay Ilaahay iga baryeen in uu Wllkani noqdo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo waalidkiiba AAMIIN…AAMIIN…AAMIIM…AAMIIN ALLAH HA AQBALO…INSHA ALLAAH.
Sidoo kale, waxa hambalyo tan la mid ah diraya dhamaan ardaydda Somaliland ee wax ka barata dalalka Jaamacaddaha Dalalka Somaliland, Uganda, Sudan, Ethiopia, Malaysia Iyo India.
Waxa kale oo hambalyo tan la mid ah diraya
Cabdicasiis Baashe Xaaji Cabdi Waraabe
Ugbaad Maxamed Faarax
Asma Maxamed Jiciir
Xamda Maxamed Faarax
Hibo Cismaan Cige
Cabdiqani Masmas
Khadar Bitijoor
Jaanbiir Maxamed Xariir
Maxamamuud Cabdiraxmaan Digaale
Mawliid Food
Jamaal Jaamac Iimaan
Axmed Xasan Yuusuf
Cabdiraxmaan Rashiid Cige
Muna Rashiid Cige
Sidoo kale waxa hambalyo tan la mid ah diraaya.
Ayaanle Cabdi Yuusuf
Khaalid Yuusuf Daahir
Cabdiraxmaan Cabdillaahi Araye
Caydaruus Siciid Shukri
Cabdiraxmaan Cabdilaahi Gahayr
Cabdirisaaq Haaruun Cabdilaahi
Cabdirashiid Ibraahim Yuusuf
Cabdiweli Axmed Daahir
Maxamed Cali Cawil
Dr Cabdirisaaq Maxamed Axmed
Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)
Cabdirisaaq Aar
Axmed Good Hure
Dhamaan dadkani waxay hambalyo bogaadin hawada u marinayaan
Iid Cali Kabadhe Iyo Marwadiisa
oo Wiil uga dhashay habeen hore caasimadda dalka Somaliland ee Hargaysa, Wiilkaas Oo Loo Bixiyay Samiir Iid Cali Kabadhe. waxaanay Ilaahay iga baryeen in uu Wllkani noqdo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo waalidkiiba AAMIIN…AAMIIN…AAMIIM…AAMIIN ALLAH HA AQBALO…INSHA ALLAAH
