Uncategorized

Dhalasho Farxad Leh- Oo Ku Socta Md Iid Cali Kabadhe Iyo Marwadiisa Oo Wiil Samiir Loo Bixiyay Ugu Dhashay Hargeysa

Dhamaan qoyska Reer Cali Kabadhe Axmed oo ay u horayso

 Hooyo Caasha Sheekh Adam Muxumad

Cabdicasiis Cali Kabadhe Xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa

Koosaar Cali Kabadhe xaasaskiisa Iyo Carruurtiisa

Cabdirashiid Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa

Warda Cali Kabadhe, Odaygeeda iyo carruurteeda

Kamaal Cali Kabadhe xaaskiisa iyo carruurtiisa

Khadra Cali Kabadhe Odaygeeda iyo carruurteeda

Nimco Cali Kabadhe

Naasir Cali Kabadhe

 

 

 

Iid Cali Kabadhe Iyo Marwadiisa

oo Wiil  uga dhashay habeen hore caasimadda dalka Somaliland ee Hargaysa, waxaanay Ilaahay iga baryeen in uu Wllkani noqdo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo waalidkiiba AAMIIN…AAMIIN…AAMIIM…AAMIIN ALLAH HA AQBALO…INSHA ALLAAH.

Sidoo kale, waxa hambalyo tan la mid ah diraya dhamaan ardaydda Somaliland ee wax ka barata dalalka Jaamacaddaha Dalalka Somaliland, Uganda, Sudan, Ethiopia, Malaysia Iyo India.

Waxa kale oo hambalyo tan la mid ah diraya

Cabdicasiis Baashe Xaaji Cabdi Waraabe

Ugbaad Maxamed Faarax

Asma Maxamed Jiciir

Xamda Maxamed Faarax

Hibo Cismaan Cige

Cabdiqani Masmas

Khadar Bitijoor

Jaanbiir Maxamed Xariir

Maxamamuud Cabdiraxmaan Digaale

Mawliid Food

Jamaal Jaamac Iimaan

Axmed Xasan Yuusuf

Cabdiraxmaan Rashiid Cige

Muna Rashiid Cige

Sidoo kale waxa hambalyo tan la mid ah diraaya.

Ayaanle Cabdi Yuusuf

Khaalid Yuusuf Daahir

Cabdiraxmaan Cabdillaahi Araye

Caydaruus Siciid Shukri

Cabdiraxmaan Cabdilaahi Gahayr

Cabdirisaaq Haaruun Cabdilaahi

Cabdirashiid Ibraahim Yuusuf

Cabdiweli Axmed Daahir

Maxamed Cali Cawil

Dr Cabdirisaaq Maxamed Axmed

Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)

Cabdirisaaq Aar

Axmed Good Hure

Dhamaan dadkani waxay hambalyo bogaadin hawada u marinayaan

Iid Cali Kabadhe Iyo Marwadiisa

oo Wiil  uga dhashay habeen hore caasimadda dalka Somaliland ee Hargaysa, Wiilkaas Oo Loo Bixiyay Samiir Iid Cali Kabadhe. waxaanay Ilaahay iga baryeen in uu Wllkani noqdo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo waalidkiiba AAMIIN…AAMIIN…AAMIIM…AAMIIN ALLAH HA AQBALO…INSHA  ALLAAH