Hargaysa 8April2013 (SDN)Wariyie Muniir oo ka tirsan Tvga qaranka Somaliland ahna tafatiraha webka somaliland today ee ku hadla afka dawlada ayaa Aflaagado kula kacay wargayska hubaal ee madaxa banaan wariye Muniir ayaa khibrad xaga saxafada iyo anshaxa aan lahayn markii u qabtay shir jaraid oo aan la fahansanayn sababta uu u qabtay Halkan ka daawo shirka jaraid ee ka baxsan Anshaxa Saxafada.
