Istanbul April 13,2013(SDN)-Waxa maanta heshiis todobo qodoba uu magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku dhexmaray dawladaha Soomaaliya iyo Somaliland oo halkaasi wadahadalo ay uga socdeen maalmihii tegay.
Hadaba akhristeyaal halkan ka daawo sawirada kulamadii labada dhan dhexmaray












