Hargeysa April 15,2013(SDN)-Mashruuc ay aheyd in lagu dardargeliyo ganacsiga Somaliland ayaa si cadaalada ka baxsan loogu qeybiyay degaanada iyo beelaha Somaliland.
Mashruucan uu oo maareeyay wasiirka qorsheynta Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxa aduun dhan $2.000.000ku maalgeliyay Baaka Aduunka iyada oo dawladaha Mareykanka iyo Denmark ay bixiyeen lacago dheeri ah.
Ganacsatada ay aheyd in ay ku guuleysato maalgelintan ayay aheyd in badigoobkooda lagu saleeyo sida loo hirgelinayo mashuurca iyo faaiidada uu u leeyahay dhaqaale abuurka dalka.
Mashruuca ayaa ganacsatada ku abaal marinayay $50,000 ilaa 150,000 oo dollar.
Balse taa bedelkeeda waxa dhacay in mashruucii ay wadadii ka weeciyeen cidii gacnta ku heysay.
Muqaalo la baahiyayna waxa ay muujinayaan in degaanada qaar in loo sadburiyay.
HADABA DAAWO OO KA BOGO SAWIRKAN MUUJINAYA HABKA IYO HANAANKA LOOQEYBIYAY MASHUURACAN

