Uncategorized

Hees Cusub oo afar fanaan isku qabsadeen oo xisad colaadeed ka dhax dhalisay fanaanintii iyo abwaankii samaysay (Siiciid Madoobe)

London 15April13(SDN) Hees Cusub oo afar fanaan isku qabsadeen oo xisad colaadeed ka dhax dhalisay fanaanintii iyo Abwaankii heesta laha heestan aya waxa la sheegay in ay cusub tahay oo fanaan kastaba sheegtay markaa xisadan oo ay qurbejoog badhitaan ku samaysay ayaa ilaa hada la cadayn cidii ku horaysay heesta .qurbejoog ayaa waxay heshay in heesta uu sameyey Siciid Madoobe una hore u siyyey Jooqle una u dhoofay Maraykanka halkana uu kula qaday Rooda wacan .markaana ugu danbaysay ilaa hadana aanu ka war hayn cida siisay Farixya fiska iyo Caydaruus Halyeey dacwadna lala tiigsan doono cida sisay iyo siday ku heleen laxanka.

Farxiya Fiska iyo Caydaruus Halyeey Daawasho wacan.

 

 

 

 


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Rooda Wacan iyo Jooqle.