Uncategorized

Warbixintii Hanti dhawrka Guud uu ka Hor jeediyay Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

Hargaysa 04.May (SDN) Hanti dhowraha guud ee Qaranka Md Maxamuud aw Cabdi ayaa maanta golaha wakiilada siiyey warbixin ku saabsan Xisaab Xidhka miisaaniyad sanadeedkii 2010 iyo 2011

Hantidhowrka guud waxa uu warbixintiisa ku sheegay in miisaaniyaddii ku talogalka ahayd ee ay golaha wakiiladu ansixiyeen ay ahayd sadex boqol iyo Toban Bilayan, labo boqol iyo sagaal iyo konton milyan, Boqol iyo Kow iyo toban kun, todoba Boqol iyo afar Shilin Somaliland ah, xilli uu dakhligii soo xeroodayna uu ka badnaa miisaaniyaddii ku talogalka ahayd.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Hanti4.mp3″]
Hargasya SDN.

Qurbejoog.com