Uncategorized

Marwo Farduus Cige oo ku sugan wadanka Turkiga oo waraysi Gaara siisay qurbejoog.com ayaa waxay sheegtay bulshada Reer Somalilnd ee ku dhaqankan Turkiga in ay qabanayso Xaflada guusha xisbiga Ucid iyo Dabaaldaga 18May

Turkia 05/5/13 (SDN) Marwo Farduus Cige oo ku sugan wadanka Turkiga oo waraysi Gaara siisay qurbejoog.com ayaa waxay sheegtay in  bulshada Reer Somalilnd ee ku dhaqankan Turkiga  ay qabanqabinayaan Xaflada guusha xisbiga Ucid iyo Dabaaldaga 18May Marwo Farduus oo sheegtay in xafladaas ay kala soo qayb gali doonto jaaliyada soomaliland ee ku dhaqan Turkiga,Marwo Farduus waxay uu sheegtay in   jaaliyada S/land ee Turkiga Dagan gaar ahaan taa geerayaashs xisbiga cadaalad iyo daryeelka ay ku jiraan qaban qabada xafladaas oo noqonaysa markii u horaysa ee lagu qabto wadanka Turkiga taas oo farxad galisay Waxayna shacabka Somaliland  kula talisay in ay gacmaha is qabsadaan oo ay qadiyadooda meel uu ka soo wada jeestaan .

 

qurbejoog.com

Turkia