Turkia 05/5/13 (SDN) Marwo Farduus Cige oo ku sugan wadanka Turkiga oo waraysi Gaara siisay qurbejoog.com ayaa waxay sheegtay in bulshada Reer Somalilnd ee ku dhaqankan Turkiga ay qabanqabinayaan Xaflada guusha xisbiga Ucid iyo Dabaaldaga 18May Marwo Farduus oo sheegtay in xafladaas ay kala soo qayb gali doonto jaaliyada soomaliland ee ku dhaqan Turkiga,Marwo Farduus waxay uu sheegtay in jaaliyada S/land ee Turkiga Dagan gaar ahaan taa geerayaashs xisbiga cadaalad iyo daryeelka ay ku jiraan qaban qabada xafladaas oo noqonaysa markii u horaysa ee lagu qabto wadanka Turkiga taas oo farxad galisay Waxayna shacabka Somaliland kula talisay in ay gacmaha is qabsadaan oo ay qadiyadooda meel uu ka soo wada jeestaan .
qurbejoog.com
Turkia
