Uncategorized

Ogeysiis:Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) Ee ku nool Magaalada Barmingham iyo Nawaaxigeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad isugu jirta taageero guushii labaaad ee xisbiga UCID .

Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha  Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku  nool Magaalooyinka Birmingham   , Shafield ,Manchister  iyo Nawaxigeeda iyo guud ahaan Jaaliyada Uk .In ay ka soo qayb galaan Xaflada  isugu jirta taageero guusha labaaad ee xisbiga UCID ka soo hooysay   Dorashadii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid noqday mar  Labaad   Xisbi Qaran . Xafladan oo ay ka soo qeyb geli doona  hogaanka sare ee Xisbiga UCID  Guddoomiyaha  Xisbiga UCID  Eng Faysal Cali Waraabe   Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Mudane Jamal Ali Hussein iyo Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Mudane Ahmed Aden Ismail (Keyse).

Xoghayaha Arimah Gudaha Abdi M.Saleiman(Mingist  ) Suuganyahano, Culimo, Aqoonyahano, Siyasiyiin, Xisbiyada Qaranka ,Fananin, Ururada Arimaha Bulshada Somaliland  iyo Hogaanka sare ee Ucid Europe iyo UK oo ay ku jiran Madaxda Lamaha UK.

Waxaa Xafladda Lagu Qaban doonaa

Maalinta: jIMCAHA 10/5/13

Goobta: 508-510 Mosely Rdbham B129AH

Wakhtiga: 6:00 Pm —– Midnight

Fadlan Wakhtiga Ha la ilaaliyo

Gudidda Qabanqabada:

Cabdala Siciid 07961688304

Milgo 07961673495

Cabdi 2pack 07939306308

 

Ucid Media.