Uncategorized

Hogaamiyaha guud ee Al-shabaab Axmed Cabdi Godane”Shirka London waa Shirqool Ummada loo maleegayo ee halaga feejignaado”(DAAWO)

Muqdisho May 05,2013(SDN)-Hogaamiyaha kooxda Al Shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa fariin uu soo diray waxa uu uga waramayaa xaaladihii ugu danbeeyay ee dalka.

Hogaamiyaha Al Shabaab ayaa si gaar ah uu uga waramaaya Shirka London ee Soomaaliya  loo qabanayo oo uu ku tilmaamay shirqool