Kualalanbur June 03,2013(SDN)-Barnaamijka Aqoonta ee Somali Channell ayaa Todobaadkaan waxa marti ku ah aqoon yahanada Zahuura Xaaji Muxumad oo ah suxuufiyad wax ku qorta afka Carabiga isla markaana ka faaloota siyaasadaha Somaliland iyo Soomaaliya.
Zuhra waxa ay si weyn wax uga qortaa isbedelka hogaan ee Somaliland ku yimi intii uu xilka la wareegay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Daawasho Haboon
