Nairobi June 15,2013(SDN)-Xildhibaan Yusuf Xasan oo laga soo doorto magaalada Kaamakuji ee magaalada Nairobi ayaa xaafadaasi ka furay olole nadaafadeed.
Xildhibaanka oo dalka dhawaan ku soo noqday ka dib xaalad caafimaad oo uu u tegay dalka Konfur Africa ayuu ololahan furay,DAAWO
