Boorama 18.June (SDN) Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Boorama.
Ujeedada Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka ayaa Salka ku haysa sidii ay Wax uga qaban lahaayeen Dil ka soo Cusboonaaday Deegaanka Degmada Xariirada,Mudane Saylici waxaa Socdaalkiisan ku Wehelinaya Mujaahid C.raxmaan Aw Cali Faarax.
Boorama SDN.
Qurbejoog.com
