Burco 23.June (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje oo uu Weheliyo Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maanta Cadeeyay inay Xoriyadoodii u Celiyeen 47 Maxbuus oo uu Madaxweynaha Somaliland Cafis u fidiyay.
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer ayaa Sheegay inay In Mudo ah ku Hawlanaayeen Sixitaanka Magacyada Maxaabiistan isla markaana ay Farxad u tahay inay Hawshaasi u soo Gabo Gabowdo .
Burco SDN.
Qurbejoog.com
