Skip to content
September 9, 2026
  • Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland
  • Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya
  • Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Washington iyadoo la xoojinayo cadaadiska aqoonsiga Mareykanka
  • Dibadbaxyo ka dhan ah Turkiga ayaa ka dhacay Kismaayo iyagoo Ankara ku eedeeyeen inay faragelin ku hayso Soomaaliya

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

  • Tirada oy Tayada Weftiga Somaliland ee booqanaya Washington oo la dhaliilay
Uncategorized

DAAWO:Guddoomiyaha Maxkamada Kismaayo oo Qarax ka Badbaaday

WebmasterJuly 7, 201301 mins

Kismaayo July 07,2013(SDN)-Ku-simaha Guddoomiyaha Maxkamada Kismaayo Axmed Maxamed Carab ayaa ka badbaaday Qarax Miino oo gaarigiisa lagu xiray.

Qaraxa ayaa dhacay xili gaarigu guriga yiilay waxaana ku dhaawacmay caruur uu gudoomiyuhu dhalay oo aqalka joogay,DAAWO.

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: DAAWO:Faysal Cali Waraabe oo u jawaabay Wasiir Xirsi
Next: DHEGEYSO:Sarkaal ka warbixiyay sida Ciidamada Kiinya Tacadiyada uga geysanayaan

Related News

Machadka Foreign Policy oo soo jeedisay in Mareykanku Aqoonsado Somaliland

adminSeptember 7, 2026 0

Al-Shabaab ayaa la sheegay inay Weerarro Isku-dubarid ah ka Fulisay Waqooyi-bari Kenya

adminSeptember 7, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper