Uncategorized

Ogeysiis:waxa dhamaan Jaaliyada Somalida ah ee degan Miltonkeynes iyo Luton lagu wargelinaya in Xildhibaanka golaha wakiilada ee UK (MP) Mudane Larcaster oo shir la yeelan doono Jaaliyada

Waxa la ogeysinaya dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada Milton keynes iyo Luton.  Inay ka soo qayb galaan shir gaar ah uu la yeelanayo Mudanaha aqalaka wakiilada ee UK u matla magalaadan Milton keynes Mr. Larcaster. 

 

 Shirkaaso oo ku saabsan Joojintii daroogadii Qaatka ee dhawaan ay dhawaaqday Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Uk Mrs Teresa May.

Waxa shirka isna ka soo qaygeli doonta Gudomiyaha La dagalaanka Qaadka ee UK, Mr. Abukar Awale (Qaadiid),  Gudomiye ku xigeenka La Dagalanka Qaadka ee UK isla markaana ka ah Xildhibaan xaafada Campbell Park ee Milton keynes Mr. Adan Jama Kahin iyo dad kale oo iyana u dhaqdhaqaaqa Joojinta Qaatka ee UK.

Waxa sidoo kale ka soo qaygeli doona Gudomiyaha Xaafada Fishermead isla markaana ah Madaxa Xarunta Communitiga ee Xaafada Mr. Bern , Councillor Isabela Fraser oo ah Vice Chair of Campbell Park iyo Councillor Tom Fraser ee magalada Milton keynes.

 Shirkaaso la qaban doono  6 bisha August oo ah maalin Salaasa ah saacadu markay tahay 1:00 Duhurnimo.  Goobta lagu qabanaya shirka waxa weeye sidan:

Venue Miltonkeynes Equality Council

352-390 Silbury Court West,  Silbury Boulevard,

Central Miltonkeynes (opposite MK magistrates Court)

MK9 2nd

 

Mahadsanidin.

 

Jaaliyada Somalida  ee

Milton keynes.