Minneapolis July 18,2013(SDN)-Qaar ka mida Jaaliyada reer Puntland ee ku nool magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa baaq taageero ah u direen xukuumada Puntland.
Odeyaasha halkan ka hadlaya ayaa ku celcelinaya in la taageero goaanka nabadan la adkeeyo,DAAWO.
