Muqdisho July 18,2013(SDN)-Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa si adag uga dooday xeerka xuduudaha badda ee dalka Soomaaliya,ka dib kolkii xeer arintan ku saabsan ay Xukuumadu u soo guddbisay.
Waxa Warbixin ku saabsan Kaluumeysiga iyo shuruucda hageysa Baarlamaanka wasiirka Kheyraadka Badda ee Dawlada taas oo ka dib abuuray doodo adag oo u dhexeeysa wasiirka iyo xildhibaanada dalka,DAAWO.
