Hargeysa July 25,2013(SDN)-Xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland ee UCID iyo Wadani ayaa shalay heshiis ku kala sexeeday magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
Heshiiska oo toban qodob ka koobnaa ayaa nuxurkiisu yahay in ay labada xisbi iska kaashadaan toosinta xukuumada Somaliland,DAAWO.
