Hargeysa 16. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay Xilkii Iyo Xubin nimadii Xisbiga Ucid iska Casilaan Afhayeenkii Xisbigaasi Iyo Gudoomiyeyaasha Gobolada Maroodi Jeex iyo Togdheer.
Afhayeenkii Xisbiga Ucid Iyo Gudoomiyeyaasha Goboladda Maroodi Jeex Iyo Togdheer oo Iska Casilay Xisbigaas DAAWO
