Uncategorized

Akadamiyada Nabada Horaminta Somaliland Ayaa Maanta Hadhimo Sharafed U Samaysay Qaar Ka Mid Qurbejoga Somaliland

asho1

Hargeisa 8/0c/2014(SDN/QJ)Akamadamiyada Nabada Iyo Horumarka Somaliland Ayaa Maanta Hadhimo Sharafeed U Samaysay Xubno Ka Mid Ah Qurbe Jooga Somaliland. Kulankan Oo Ka Qabsamay Hargeysa Ayaa Waxa Hadal Kooban Ka Soo Jeediyay Guddoomiyaha Akamadamiga Nabada Iyo Horumarka Somaliland Maxamed Faarax Xirsi. Waxa Uu Sheegay In Ay Xidhiidh Wanaagsan La Samaysan Doonaan Qurbe Jooga Isla Markaana Ay Uga Mahad Celinayaan Sida Fiican Ee Ay Ula Shaqeeyaan. Waxaana Hadaladiisii Ka Mid Ahaa “Iminka Waxa Tusaale Fiican Idiin Ah Halkan Waxa Aad Ku Arkaysaan Ilaa Lix Buug Oo Aanu Soo Saarnay, Waxaa Laga Yaabaa Midkiina In Aanu Haysan, Masuuliyada Anaga  (Akamadamiyada Nabada Iyo Horumarka Somaliland) Ayaa Iska Leh Oo Runtii In Aanu Idin Soo Gaadhsiino Oo Aad Akhrisataan Oo Aad Noqotaan Dadka Somaliland Safiiradeeda Ileen Idinka Ayaa Dibada U Joogee Aad Si Cilmiyaysan Ula Socotaan Oo Aan Ahayn Kuwa Lagu Qoro Warbaahinta.   Horta Taas Ayaanu Doonaynay In Aanu Maanta Bilawno, Waxaanad Tihiin Rag Odayaal Ah, Waxaana Maanta Mahad Gaar Ah Iska Leh Ragii Maanta Akadamiyadu Halka Ay Taagan Tahay Soo Gaadhsiiyay Ee Inamadii Ay Dhaleen Ama Dhalinyaradii Ku Wareejiyay. Waxa Aanu  Doonaynaa  Inaguna Inaynu  Xidhiidhka La Qaadamo  Oo Aad  Noqotaan Dad Akaadamiyada  Ku  Xidha  Dad  Waxii Aynu Qornaba  Aanu Idiin Soo Dirno  Oo Noqotaan  Golahii Wakiilada  Ay  Akaadimyadu  Ku Lahayd  Dibada A Anguna Waxa  Aanu Isku Dayi Doonaa Sidii  Aaanu  Gudaha U Wada Gaadhsiin Lahayd Dadka

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@Somalidaspoaranews.com