|

Aqoon yahan Somaliyeed oo Hadal Is Burinaya Laba Jeer Yidhi DAAWO

Washington 29.August 2016 (SDN/QJ):-Maxamed Cabdi Maxamed Wuxuu Hore u Yidhi ‘ ma qabo in shareecada la isku xukumo oo Maraykan oo inaga caqli badanba diinta iyo siyaasadda waa ay kala fogeeyeen’ imikana waxa uu leeyahay ‘ xeerarkeena oo dhan waxa ay ku qotomaan shareecada sida aan qabo ‘ mana uu odhan middii hore ayaan ka noqday hadana waxa uu ku leeyahay wadaadadii na qabsaday waa ay nagu qaldameen !

Comments are closed