Masar oo Soomaaliya ka caawineysa dawlad dhiska
January 10, 2023 (QJ) -Raisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Bare oo booqanaya dalka Masar ayaa kulan uu la yeeshay dhigiisa dalkaa Mustafa Mabuuli waxa ay uga wadahadleen xoojinta xiriirka walaatinimo ee labada dal. Kulanka dabadii ayaa dalka Masar waxa ay balan qaaday in ay Soomaaliya ka taageero doonto dib u dhiska iyo horumarinta nidaamka dawladeed ee…
