admin

Madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dawlada dhexe oo shiraya

Muqdisho December 26, 2022 (QJ) – Waxa manta Muqdisho shir wada tashi ah uu uga furmay madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Shirka ayaa looga wada hadli doona arrimaha Garsoorka, federaalka iyo dagaalka ka dhank ah kooxda Al Shabaab. Shirka ayaa imanaya xili madaxweyneyaasha maamulada ka tirsan federaalka uu dhamaanyayo mudo xileedkooda, halka…

Read More

Kiisaska argagixisada oo kusoo badanaya gudaha Somaliland

Hargeysa. 26 December, 2022. (QJ)- Muddooyinkii ugu danbeeyay waxa gudaha Somaliland kusoo badanaya kiisaska argagixisada iyo dadka loo haysto tuhuno la xidhiidha falal argagixiso. Qurbejoog ayaa ogaatay in tobanaan kiis oo ku saabsan argagixiso la keenay maxkamadaha Somaliland agar ahaan gobolka Maroodijeex arintan oo dad badani aanay ka war hayn, balse fadhiyadoodu ay furan yihiin…

Read More

Soomaaliya oo Carabta cawimo ka dalbatay

-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daauud Aweys Jaamac ayaa dalalka carabta ka dalbaday in ay taageeraan dagaalka dawladiisu kula jirto kooxda Al Shabaab, Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegtay shir dalalka carabtu isugu yimaadeen oo ka dhacay dalka Liibiya. Dalalka carabta oo aan dalabka Soomaaliya ka soo jawaabin, ayuu wasiirka ka digay in aaney shicibkoodu rumeysan wararka ay…

Read More

Wasiirka difaaca Kiinya oo Kismaayo gaaray

Kismaayo December 25, 2022 (SD) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa manta Magaalada Kismaayo ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale oo booqasho iyo kormeer ugu yimid Ciidamada Kenya ee kamidka ah howlgalgalka ATMIS. Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay diyaar garoowga loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa howlgalka Kooxda Al-Shabaab lagaga saarayo deegaanada…

Read More

Laftagareen oo Wasiiro ka horyimi bedelay

Baydhabo December 25, 2022 (SD) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis (Laftagareen) ayaa wareegto uu soo saaray xalay xilka uga qaaday labo kamid ah golihiisa wasiiradda, isaga oo sidoo kale magacaabay kuwa cusub. Madaxweynaha ayaa isku shaandheynta sameeyay ka dib kolkii wasiiradu ka horyimaadeen sida uu madaxwynuhu u maamulay dhacdadii dadku ku dhintaan ee dhawwnta…

Read More

Kaluumeysato Iraan iyo Pakistaan u dhashay oo la sii daayay

Tehran December 25, 2022 (SD) – Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in ay maanta dowladda federaalka Soomaaliya ku wareejisay kalluumeysato oo maxbuus ahaan loogu haystay gudaha Soomaaliya. Kaluumeysatada oo biyaha soomaaliya ay markii hore ka qafaasheen Burcad badeed ayaa markii danbe lagu wereejiyay kooxda Al Shabaab. Iran ayaa sheegtay in dedaal dheer oo ay gelisay siideynyta kaluumeysatada…

Read More

Biden oo sexeexay heshiis iskaashi oo Somaliland ay la yeeshaan

Washington December 24, 2022 (SD)- Madaxweyne Joe Biden ayaa manta ansixiyey Miisaaniyadda difaaca dalkaas ee 2023 oo qayb ka ah iskaashiga Maraykanku la yeelan doono Soomaaliya oo Somalilandna ku jirto. Miisaaniyada ayaa lagu lifaaqay wadshaqeyn hadal heyn badani ka dhalatay oo Mareykanka iyo Soomaaliland ka yeelanayaan dhincaya amniga. Wadashaqeynta ay Somaliland iyo Mareykanka oo Muqdisho…

Read More

Baydhabo oo maanta degeneyd

Baydhabo December 24, 2022 (QJ)- Magaalada Baydhabo ayaa maanta dagan, kaddib dagaal dad ku dhintay shalay oo dhex maray ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo taabacsan siyaasiyiinta mucaaradka ee diidan muddo kororsiga madaxweyne Laftagareen. Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo maanta hadlay, ayaa ku baaqay in nabadda laga shaqeeyo, baaritaana lagu sameynayo…

Read More

Madaxweyne Xasan oo sheegay in Saraakiil caawiso Al Shabaab

Muqdisho December 24, 2022 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyay saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya in ay kala shaqeeyaan Al-shabaab qaraxyada laga fuliyo Muqdisho. Madaxweynaha oo manta ka hadlayay sanadguue=ardii 79 aad ee aasaaska booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in gawaarida walxaha qarxa ka buuxaan ee Al-shabaab in ay baraha Koontaroolada…

Read More

DANAB oo 67 Al Shabaab ah ku dilay Sh/Dhexe

Ceel-Bacaad December 23, 2022 (QJ) – Ciidamada DANAB ayaa sheegay howlgallo qorsheysan ka fuliyay xadka gobolada Shabeellaha dhexe iyo Galguud dhanka Waqooyi Barri kaga beegan degaanka Ceel-bacad. Taliye-kuxigeenka Guutada 16-aad ee Danab Gaashaaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ay sheegay in howlgalka lagu dilay 67 dagaalame oo katirsan Ururka Al-Shabaab, isla markaana ay bur buriyeen…

Read More