Madaxweyne Xasan oo shacabka codsi u diray
Muqdisho Jan 01, 2023 (QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu manta jeediyay waxa uu shacabka uga warbixiyay waxqabadka dawladiisa ee todabadii bilood ee ina dhaafay. Madaxweynuhu waxa uu bulshada u sheegtay in sanadkani noqon doono mid dalka looga xoreeyo Al Shabaab isla markaana la wejihi lahaa adeeg iyo waxqabad. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa ku…
