admin

Sharaxaad laga bixiyay heshiiska shidaal baarida ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Coastline exploration

Columbus November 06,2022 (QJ) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay sixiixday heshiisyadii soosaarka shidaalka ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo shirkadda Coastline Exploration, ka dib markii dib loo saxay qodobadii ay dawladdii hore ee Soomaaliya tabashada ka muujisay bishii February ee 2022, xilligaas oo ay dawladda Soomaaliya ku gacansaydhay heshiiska lala galay shirkadda Coastline…

Read More

Waddani oo dhaliishay safarka Agaasime Xergeeye ee dalka Norway

Oslo November 06, 2022 (QJ) – Agaasimaha wasaarada Caafimaadka Somaliland oo boqaanaya dalka Norway ayaa wejahaya eedo la xiriira musuqmaasuqa wasarada iyo safarkiisa. Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ayaa qoraal ay kaga hadlayaan safarka Agaasime Xergeeye iyo fadeexada dul hoganaysa saxaafada u gudbiyay. “Ka dib baadhitaano aanu galanay waxaa noo soo baxay in aanu Agaasimaha Guud ee Wasaarada…

Read More

Maxaa kasoo baxay shirkii Muuse Cabdalle oo cabsi hor leh xukuumadda ku noqday

Hargeysa. 6 November, 2022. (QJ)- Shirkii beesha Muuse Cabdalle ee uu kasoo jeedo murashaxa madaxweynaah xisbiga Waddani, Cbadiraxmaan Cirro, ayaa lagu soo afmeeray deegaanka oodanaha ah ee Isku-dar, kaas oo laga galo hal waddao oo kaliya isla markaana aanay ka dhicin moobilada iyo dhammaan ateenada kale. Shirka ayaa xogtiisa aad loo adkeeyay balse warbaahinta Qurbejogo…

Read More

Qorshaha Muuse Biixi ee waxa xigaya wareega Madax-taabashada iyo culaysyada jira

Hargeysa. 6 November, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaya taladu kusoo ururtay kadib Wareega Madax taabashada ee Ururada Siyaasadda oo lasoo afmeeray isla markaana lagu dhawaaqay ururada u gudbay wareega xiga, waxaan hawsha la wareegaya komishanka doorashooyinka. Muuse Biixi ayaan xeer u haynin doorashada ururada ee uu doonayo in lasoo horaysiiyo xili muddo xileedkiisuna uu dhammaanayo…

Read More

Ciidamada Soomaaliya oo deegaano Hiiraan ah kala wareegay al Shabaab

Muqdisho. 6 November, 2022. (QJ)- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamada dib u xureynta deegaanka ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanada Dhoqor iyo Baareey oo dhinaca Koonfureed kaga beegan magaalada Baledweyne ilaa 27 KM, waxaana dagaalka uu yimid kadib markii ciidamada dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar ku…

Read More

Ururada kusoo baxay Wareega Madax-taabashada ururada siyaasadda Somaliland oo la shaaciyay

Hargeysa. 6 November, 2022. (QJ)- Guddida Diwaangelinta iyo Furista Ururada Siyaasadeed ee Somaliland ayaa maanta soo saartay liiska ururada ka gudbay wareega madax taabashada ee ururada siyaasadda, kaas oo todobaadadii lasoo dhaafay lagu tartamaay gudaha Somaliland. Ururada kala ah, Ururka Shacabka, Ururka Waaberi, Ururka Hillaac, Ururka Rejo, Ururka Barwaaqo, Ururka Mideeye, Ururka Ogaal, Ururka Horseed…

Read More

Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday xero ciidanka lagu tababro

Mogadishu November 05, 2022 (QJ) – Ismiidaamin uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa soo xirtay ayaa goordhaw ka dhacay xerada ciidamada lagu tababaro ee loo yaqaan Nacnac oo ku taalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Ruuxan isqarxiyay ayaa bartilmaansaday dhallinyaro la sheegay saf ugu jireen si ay u galaan gudaha xerada Nacnac si ay halkaasi tababar ciidan…

Read More

Booliiska Somaliland oo warbixin aan dhameystirneyn ka soo saaray danbiyada Somaliland ka dhacay sannadkan

Hargeysa November 04, 2022 (QJ) – Taliska Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa shaaciyay in sannadan ay Somaliland ka dhaceen 27,801 danbi oo iskugu jira dilal, kufsi, shilal, caruur la tuuray, ka ganacsiga maandooriyaha iyo kuwo kale. Madaxa Howlgelinta Ciidanka Booliiska Sarreeye guuto Ibraahin Cabdi Xaaji Maxamuud, ayaa faahfaahinta denbiyada ku soo bandhigay munaasibad loo qabtay sannad guurada…

Read More

Xogta Muuse Biixi oo ka qoomamoonaya weli in shirkii Dalwanaaje uu qabsoomo

Hargeysa. 4 Novembeer, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa weli ka qoomamoonaya in xukuumadiisu ay ogolaato shirkii Dalwanaaje ee beelwaynta Garxajis ay ku qabsatay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, halkaas oo laga soo saaray go’aano ka dhan ah xukuumadiisa. Muuse Biixi ayaa u sheegay gacan yarayaashiisa in aanu aqbaleen shirkaas hadii uu ogyahay waxa kasoo…

Read More

Three kidnapped Kenyans rescued from Al-Shabaab

Kenya in collaboration with Somalian security forces Tuesday, November 1, mounted a rescue operation that successfully freed three people who were taken hostage by suspected Al-Shabaab militants. The three are among four people who were abducted after Al-Shabaab hijacked an ambulance they were traveling in along Lafey road. Confirming the incident, Mandera County Commissioner Onesmus…

Read More

Ceerigaabo oo taageerada mucaaradka muujisay iyo maalmo u hadhay Muuse Biixi

Hargeysa. 3 November, 2022. (QJ)- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag waxa maanta lagu soo dhaweeyay xubno ka mid ah mucaaradka Somaliland gaar ahaan xisbiga Waddani, kuwaas oo wacdaqro ka dhigay gobolka xili Somaliland ay ka jiraan duufaano khilaaf siyaasadeed oo sii xoogaysanaya. Kumanaan qof ayaa magaalada kusoo dhaweeyay madaxda xisbiga Waddani iyadoo dadka wax…

Read More

Beesha Caalamka oo kusoo wajahan Somaliland iyo waxa ay sidaan

Hargeysa. 2 November, 2022. (QJ)- Wefti ballaadhan oo ka socda Beesha Caalamka ayaa kusoo wajahan Somaliland iyagoo imanaya todobaadka danbe, waxayna kulamo la qaadan doonaan dhammaan dhinacyada siyaasadda oo ay ugu muhiimsan tahay xukuuamdda oo ay kala hadlayaan qorshaha ay mugdiga ku galisay dalka. Beesha Caalamka waxa la sheegay ins afarkooda ay kusoo beegayaan xili…

Read More

Xukuumadda Muuse Biixi oo la ogaaday laaluush ay siiso xildhibaanada UK

Hargeysa. 1 November, 2022. (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa la ogaaday in ay lacago kumanaan doollar ah siiso xildhibaanada waddanka Ingiriiska, iyadoo doonaysa in galaangal ay ka hesho Ingiriiska. Xeerarka Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa dhigaya in ay mamnuuc tahay lacagaha dawladaha qalaad ay ka qaataan dadka haya xilalka dadweynaha. Wakaalada Wararka Maraykanka ee AP iyo wargeyska…

Read More