admin

Malaayiin doollar oo loogu yaboohay dadkii qaraxii Muqdisho ku wax yeeloobay

Muqdisho. 31 October, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya iyo shirkadaha ganacsiga ee gudaha Soomaaliya ayaa malaayiin doollar ugu yaboohay dadkii ah wax yeeladu kasoo gaadhay qaraxyadii is xigay ee Muqdisho ka dhacay kuwaas oo galaaftay nolosha in ka badan 100 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 400 oo qof. Xukuumadda Soomaaliya waxay ku dhawaaqday…

Read More

WHO oo cawineysa dadakii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay ee muqdisho

Muqdisho October 30, 2022 (QJ) –  Madaxa hay’adda caafimaadka Aduunka ee (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay iney Soomaaliya gargaar caafimaad oo deg deg ah u dirayaan. Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa tacsi u diray dowladda, iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoysaska uu sida gaarka ah u saameeyeen qaraxyadii shalay ka dhacay isgoyska Soobbe. Madaxa WHO wuxuu…

Read More

Muuse Biixi oo ku dhawaaqay in uu jadwalkii komishanka doorashooyinka raacayo

Hargeysa. 30 October, 2022. (QJ)- 1da bishii October ayay ahayd markii muddo kordhin labo sanno ah ay xukuumadda Somaliland u sameeyeen Golaha Guurtida ee Somaliland, oo iyaguna isla fadhigaas ku korodhsaday muddo 5 sanno ah, taas oo aan hore u dhicin. Muran xoogan ayaa ka dhashay muddo kordhintaa, iyadoo noqotay muddo kordhintii ugu horaysay taariikhda…

Read More

Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah oo cambaareeyay weeraradii Muqdisho

Muqdisho. 30 October, 2022. (QJ)-  Saacadihii lasoo dhaafay waxa sii kordhaya wadamada caalamka ee tiiraanyada la qaybsanaya shacabka Soomaaliya ee wax yeeladu kasoo agadhay weeraradii sahlay, iyadoo ay si adag u ambaareeyeen. Dalalka Turkiga iyo Qadar ayaa si weyn u cambaareyay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Mudisho, kuwaas oo in ka badan 100 qof ay…

Read More

Sir Mo went on to become a four-time Olympic Gold medallist (Picture: Dean Mouhtaropoulos/Getty Images) Sir Mo Farah has revealed he’s ‘still looking for answers’ after he opened up for the first time about being trafficked to the UK. The Olympian received an outpouring of love after revealing he was trafficked into the country as a child…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo ka warbixisay weeraro ka dhan ah Al Shabaab

Muqdisho October 24,2022 (QJ) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgallo ay iska kaashadeen NISA iyo saaxiibadooda caalmiga ah oo dhacay 48 saac ee la soo dhaafay lagu laayay saraakiil ka tirsan Al-shabaab, laguna burburiyay gaadiid u siday saanad ciidan iyo walxaha. Dawlada ayaa intaa ku dartay in hawgaladu ka dheceen deegaanka Masaajid Cali-guduud iyo Bur-colow…

Read More

Wariyaha qora faallada warka Muuse Biixi lagu taageero oo cadaalad darro ka cabanaya

Hargeysa. 23 October, 2022. (QJ)- Wariyaha Cabdilaahi Wayab oo ka mid ah saxafiyiinta mudada badan kusoo jiray warbaahinta Soomaalida ee dawladihii kala danbeeyay ayaa ka cabanaya xukuumadda Muuse Biixi iyo nidaamka cadaalada ee Somaliland. Wayab ayaa ka mid ah tiro saxafiyiin ah oo qora faaladda warka ee telefishanka qaranka Somaliland, taas oo lagu af lagaadeeyo…

Read More