admin

Muuse Biixi oo dalbaday mar kale kulan uu Cirro la qaato iyo jawaabta

Hargeysa. 22 October, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa dalbaday kulan ay iskugu yimaadaan murashaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani, isagoo arintan tiraba dhawr jeer kusoo cel celiyay. Muuse Biixi ayaa u sheegay cuqaasha beesha Garxajis in uu rabo kulan uu la yeesho murashaxa madaxweynaha ee xisbiga Waddani, wuxuu sidoo kale arintan u sheegay xubno ka mid…

Read More

Dekedda Garacad oo si rasmi ah loo furay maanta

Garoowe. 22 October, 2022. (QJ)- Dekedda Garacad oo sanado ka hor lagu dhisay mashruucii u horreeyay isku tashi ah oo Soomaaliya ka hir gala ayaa maanta wajigiisa koowaad xadhiga laga jaray. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustaf Cagjar iyo Mas’uuliyiin ka kala socota dalalka Gobolka ayaa ka…

Read More

Kornayl Caarre oo diiday taageerada xukuumadda iyo fashilka Siciid Sulub

Hargeysa. 22 October, 2022. (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa habeen hore ka dhacay kulan ay iskugu yimaadeen xubno ka mid ah beesha Habaryoonis oo iskugu jira siyaasiyiin, madax dhaqameed, saraakiil iyo haldoor kale, iyada oo ay ka wada hadleen arimaha siyaasadda ee Somaliland. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Ee Somaliland, Siciid Sulub, oo kulanka ka raadinayay taageero iyo…

Read More

Xasan Sheekh oo ogolaaday heshiiskii Coastline ee Farmaajo lagu dhaliilay

Muqdisho. 21 October, 2022. (QJ)- Dawladda Soomaaliya ayaa ogolaatay heshiis ay xukuumaddii hore ee Soomaaliya la gashay shirkadda Coastline Exploration oo dhanka shidaalka ahaa. Heshiiska ayaa wakhtigii Farmaajo dhaliyay muran xoogan iyadoo imika ay xukuumaddu sheegtay in dib loo saxay heshiiska: War kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu yidhi: “Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo…

Read More

Uber and Lyft drivers press lawmakers to address long-standing labor complaints

Uber and Lyft driver Abdillahi Mahamed Abdi (right) points to his shirt stained from blood from when a passenger assaulted him. Rep. Mohamud Noor, DFL-Minneapolis, (left) interprets for him. Whipsawed by shrinking fares and rising costs, Uber and Lyft drivers are pressing lawmakers to force the companies to address their long-standing complaints of meager wages,…

Read More

Shakopee Couple Indicted for Their Roles in $250 Million Feeding Our Future Fraud Scheme

ST. PAUL, Minn. – Mekfira Hussein and Abduljabar Hussein have been indicted for their roles in the $250 million fraud scheme that exploited a federally-funded child nutrition program during the COVID19 pandemic, announced U.S. Attorney Andrew M. Luger. According to court documents, Mekfira Hussein, 38, was the president and owner of Shamsia Hopes, a nonprofit…

Read More

Tacsi ku socota Dhamaan Reer Cawaale Jaamac

Tacsi:  إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ    Dhamaan Reer Cawaale, Jaamac   Zakaria Ali Abdalla ,  Abdulqadir shombe,   Adan Deeq,    Osman Masai  Abdikarim Ogeysiis ,   Abdulqadir salad Malag.  dhamaan Reer Ismaciil Hareri Habo Ubax , Xamdi Craxman Yusuf Eheladii Reer Hargeysa.  Waxay Tacsi u dirayaan   Xajiyo Zahra M .Ad. Basgodane   Ali Maxmd Adan, Hooyo Caasho    Dhamaan Reer Awdan, caruurteeda Ali Xirsi…

Read More

Mareykanka oo shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada caalemiga ah

Washington October 19,2022 (SD) – Mareykanka ayaa maanta shaaciyay xayiraad dhanka maaliyadda ah oo ay ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha Al-Shabaab. Kaaliyaha Xoghayaha Sirdoonka Maaliyadda Mareykanka Brian E. Nelsonee ayaa sheegay in Maraykanku qaadday tillaabo ka dhan ah hub iyo dhaqaale-ururinta ee al-Shabaab ee Geeska Africa. Xubnaha Maanta xayiraad la saaray waxa ka mid…

Read More

Musiibo Soomaaliya ka dhacda oo laga digayo

Muqdisho. 19 October, 2022. (QJ)- Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar ku tahay inay sababto dhimashada carruurta heerka dhimashadooda aan la arkin nus qarni, sida uu sheegay afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF Salaasadii shalay. James Elder oo shir jaraa’id ku qabtay…

Read More

Filmmaker Khadar Ayderus Ahmed on creating a legacy for Somalia

Hundreds of Somalis gathered in Dubai this weekend to watch The Gravedigger’s Wife, a powerful film by Khadar Ayderus Ahmed. The Finnish-Somali writer-director was there to screen his award-winning movie, which had its premiere at Cannes Film Festival last year, at Cinema Akil’s first Arab Cinema Week, which ended on Sunday. For 10 days, the programme by Cinema…

Read More

Soomaaliya oo Yurub kala hadashay dagaalka ay la gashay alShabaab

Muqdisho. 17 October, 2022. (QJ)- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Komishanka Midowga Yurub u qaabilsan gargaarka bani’aadannimada Janez Lenarcic. Kulanka oo ka dhacay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka ahna xarunta Midowga Yurub ayaa looga hadlay kordhinta kaalmada looga jawaabayo gurmadka abaaraha, si…

Read More

Minneapolis City Council member’s wife’s nonprofit reported feeding 2,500 children per day

The wife of Minneapolis City Council Member Jamal Osman incorporated a nonprofit that reported feeding 2,500 children per day under a federal program that’s been rocked by alleged fraud in Minnesota. Ilo Amba incorporated a nonprofit called Urban Advantage Services in November 2020, registering its office at the south Minneapolis home she shares with Osman. The…

Read More

Beesha Garxajis oo shirkii Burco iclaamisay

Hargeysa. 16 October, 2022.(QJ)- Salaadiin iyo madax dhaqameed kasoo jeeda beelwaynta Garxajis ayaa maanta Hargeysa kaga dhawaaqay shir ballaadhan oo ay iskugu imanayso beeshu. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo ka mid ah salaadiinta beesha ayaa ku dhawaaqay wakhtiga shirka. Suldaanku wuxuu hore ula socday Wasiir Siciid Sulub balse salaadiinta beesha ayaa ku guulaystay in uu…

Read More