admin

Madaxweyne Cirro oo la kulmay madaxda ADDF

Dubai (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa kulan ballaadhan la qaatay madaxda ugu sarraysa hay’adda sanduuqa horumarinta ee Abu-Dhabi. Kulankaasi waxa uu madaxweynuhu ku nuux-nuux saday xidhiidhka kobcaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee dhinaca horumarinta dhaqaalaha. Waxa…

Read More

Soomaaliya iyo Interpol oo heshiis iskaashi gaaray

Mogadishu (QJ) – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) iyo Booliska Caalamiga ah ee Interpol ayaa maanta kala saxiixday heshiis iskaashi oo muhiim ah. Heshiisku wuxuu diiradda saarayaa dhinacyada muhiimka ah sida: La-dagaalanka Dambiyada Abaabulan: Kobcinta dadaallada looga hortagayo oo lagula dagaallamayo dambiyada abaabulan. Hagaajinta Amniga Safarka: Xoojinta amniga xuduudaha iyo hubinta hababka safarka ee…

Read More

Fidlan oo dooneya in ay soo celiso Qaxootiga Soomaalida

Muqdisho (QJ) – Wasiirka arrimaha gudaha ee Finland, Meri Rantanen, oo ka tirsan xisbiga midigta-fog ee Finland, ayaa booqasho ku timid Soomaaliya. Ujeeddadeedu waxa ay ahayd in ay wada hadal la yeelato mas’uuliyiinta Soomaalida si loo dejiyo qaabkii dib loogu celin lahaa magan-gelyo-doonka Soomaalida ee hadda deggan Finland. Sidaa waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo…

Read More

Puntland oo Calmiskaad geysay Suxuufiyiin

Bosaaso (QJ) – Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland oo ay wehliyaan wariyaal caalami ah ayaa kormeer ku tagay buuraha Cal-Miska. Korneyl Mukhtaar Axmed Faarax (Gaagaale) oo ah taliyaha guutada 1-aad ee Kobra ayaa ka mid ahaa saraakiishii ku soo dhaweysay wefdiga jiida hore ee dagaalka. Saraakiishan ayaa booqday goobihii dhawaan laga saaray kooxda argagixisada ah…

Read More

Madaxweyne Cirro oo booqasho ku tegey Imaaraadka

Dubai (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Imaaraadka Carabta. Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah u casuuntay Madaxweynaha Somaliland, waxaanay safarkiisa u soo dirtay diyaarad nooceedu yahay Royal Jet. Safarkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee uu Madaxweyne Cirro…

Read More

Soomaaliya oo aan ka walaacsanayn in Maraykanku aqoonsan yahay Somaliland.

Davos (QJ) – La-taliye sare oo ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay weli ku kalsoon tahay mustaqbalka madax-bannaanideeda iyo madax-bannaanideeda, inkastoo ay jiraan warar sheegaya in maamulka Trump uu u furan yahay inuu u aqoonsado Somaliland dal madax-bannaan. Yuusuf Xuseen oo ka hadlayay munaasabad dhinaca Madasha Dhaqaalaha Adduunka ka dhacday ayaa Semafor…

Read More

Laascaanood oo yeelanaysa Garoon diyaaradeed

Mogadishu (QJ) – Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane C/qaadir Axmed Aw-Cali ayaa maanta dhagax dhigay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood. Ugu horeyn waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Soomaaliya Mudane C/qaadir Cabdi Warsame Digaale oo ka warbixiyay caqabadaha hortaagan iyo qorshaha Wasaaradda ee ku aadan Garoomada Diyaaradaha ee SSC-Khaatumo. Dhismaha…

Read More

The Norwegian Refugee Council is alarmed over the escalating violence in the West Bank

Gaza (QJ) – The Norwegian Refugee Council (NRC) has expressed “alarm” over the escalating violence in the occupied West Bank since the Gaza ceasefire came into effect last week. “We are witnessing chaotic patterns of unlawful use of force in the West Bank that are unnecessary, indiscriminate, and disproportionate. This underscores the tactics Israeli forces…

Read More

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo hawgalo ka fuliyay Gaalkacayo

Gaalkacayo (QJ) – Ciidamada xasilinta ee dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay xaafadaha kala duwan ee magaalada Gaalkacyo. Ciidamadan oo ka kala socday labada maamul, ayaa waxay ka muuqdeen goobaha muhiimka ah ee magaalada, iyagoo xaqiijinaya nabadda iyo ammaanka. Saraakiisha hogaamineysa howlgalkan ayaa sheegay in hadafkooda uu ahaa…

Read More

Madaxweyne Cirro oo Magacaabay Taliyeyaasha ciidamada qaranka iyo Booliska

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), ayaa maanta magacaabay xilal muhiim ah oo si weyn loo wada sugayay tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxtooyada Somaliland. Madaxweyne Cirro waxa uu Taliyeyaal cusub u magacaabay Ciidammada Millateriga iyo Booliska, ka dib markii uu xilalka ka qaaday Taliyayaashii hore, kuwaas oo intii ay…

Read More

Somalia is facing a dire drought crisis and urgently needs $1.42 billion

Somalia urgently needs $1.42 billion to address the severe drought crisis, as announced during the launch of the 2025 Humanitarian Action Plan. Nearly 6 million people require assistance, with 4.57 million targeted for emergency aid. Vulnerable groups, including internally displaced persons and marginalized communities, are prioritized. The drought has led to over 200,000 displaced people,…

Read More

Donald Trump’s UN nominee supports Israel’s claim to the occupied West Bank

WASHINGTON (QJ) – Donald Trump’s appointment of Elise Stefanik as the U.S. Ambassador to the United Nations reflects her strong alignment with Israel’s claim over the occupied West Bank. During her confirmation hearing, Stefanik confirmed her support for Trump’s “America First” policy and pledged to investigate U.S. contributions to the United Nations, counteract China’s influence,…

Read More

Madaxweyne Cirro oo mushaharka u kordhiyay Ciidamada

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa soo saaray wareegto uu ku sheegay in mushaar kordhin loo sameeyo ciidamada xoogga dalka. Laga bilaabo sanadka 2025, mushaarka ciidamada militariga waxaa la kordhin doonaa 50% sanad walba inta lagu guda jiro xilliga ugu horeeya ee maamulka, iyadoo lagu saleynayo heerka mushaarka ee 2024. Dhammaan…

Read More

Madaxweyene Cirro oo sheegay in Badda cas laga talo geliyo Somaliland

Hargeysa (QJ) – C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro, Madaxweynaha Somaliland, ayaa sheegay in Somaliland ay saami weyn ku leedahay Badda Cas, isla-markaana ay mudan tahay in lagala tashado arrimahaasi. Waxa uu ku nuux-nuux saday in Somaliland ay xaq u leedahay inay ka dhiibato fikirkeeda ku aaddan arrimaha khuseeya ammaanka badda. “Dalalka ku xeeran badda cas, dawladaha…

Read More