admin

A UK-based study reveals that Gaza’s actual death toll is far higher than official reports

London (QJ) – The number of people killed in Gaza is significantly higher than reported by local authorities, according to researchers from a UK medical research university. Findings from the London School of Hygiene & Tropical Medicine (LSHTM), published in The Lancet, estimate around 64,260 “violent deaths” in Gaza between October 7, 2023, and June…

Read More

FBIda Mareykanka oo baadi goobaya Shirkado gacan ka siiya Booliska Soomaaliya nidaamka ABIS

WashingtonFBI-da Mareykanka waxay raadineysaa shirkado ama hay’ado gaar ah si ay gacan uga geystaan ​​hirgelinta iyo maareynta Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated ee Soomaaliya (ABIS). Sida warbixinta ay daabacday biometricupdate.com lagu sheegay, FBI-du waxay raadinaysaa iibiyeyaal bixin kara adeegyo farsamo oo kala duwan, oo ay ku jiraan saadka iyo tababarka, si ay u taageeraan hawlgelinta iyo…

Read More

Xildhibaano canbaareeyay dhulboob ay dawladu ka wado Muqdisho

Muqdisho (QJ) – Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray war saxaafadeed ay kaga soo horjeedaan wax ay ku tilmaameen dhaca dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho. 97-ka xildhibaan ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed inay iibsadaan dhulalka danta guud, iyagoo ku eedeeyay madaxda dowladda inay si sharci darro ah ku…

Read More

Dawlada dhexe oo la wareegtay gacan ku heynta Hiiraan

Baladweyne (QJ) – Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka isku magacaabay “Hiiraan” oo ay ka mid yihiin Cabduqaadir Colow iyo Cabdirashid Ilkacase ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay xarumaha muhiimka ah ee dowladda Hiiraan wakiilo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya. Xarumahan ayaa waxaa ka mid ahaa xafiisyada maamulka gobolka, kan degmada Baledweyne, iyo xerada ciidamada ee Lamagalaay….

Read More

Somaliland oo qorsheyneysa in ay din ula soo noqoto maamulka hawada

Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday qorshe ay kula wareegayso hawadeeda iyadoo ay gacan ka helayaan khubaro caalami ah oo dhinaca sharciga ah. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada Somaliland, Fu’aad Axmed Nuux, ayaa sheegay in ujeeddooyinkiisa ugu muhiimsan ay ka mid tahay in maamulka hawada la hoos keeno maamulka Somaliland oo…

Read More

Lebanon’s interim Prime Minister Najib Mikati visited Syria for the first time in 15 years

Damascus (QJ) –  Lebanon’s interim Prime Minister, Najib Mikati, stated that Beirut and Damascus will cooperate in securing their land borders and demarcating their territorial and maritime boundaries. On Saturday, during the first visit by a Lebanese prime minister to neighboring Syria in 15 years, Mikati spoke at a joint press conference in Damascus with…

Read More

The U.S. Congress sanctions the International Criminal Court

Washington (QJ) – The U.S. Congress has passed a bill imposing sanctions on the International Criminal Court (ICC) in retaliation for the arrest warrants issued against Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and former Defense Minister Yoav Gallant. The legislation, which targets foreign individuals assisting the ICC, now moves to the Senate, where Republicans aim to…

Read More

Itoobiya oo aan ka tanaasulin damaceedii baddaha Soomaaliya

Addis Ababa (QJ) – Itoobiya waxaa ka go’an inay sii waddo dadaalkeeda sharci iyo diblomaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo gelitaanka badda, ayuu yiri Nebiyou Tedla, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya. Sida ay qortay wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA, Nebiyou wuxuu uga mahadceliyay Turkiga fududeynta heshiiskii Ankara, kaasoo lagu xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya. Waxa…

Read More

Qaar ka mid ah Wasiirada cusub ee Somaliland oo la dhaariyay

Hargeysa (QJ)- 28 wasiir ayaa waxa si rasmi ah u dhaariyay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Dhaarinta xilka oo uu si sharci ah u mariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali, ayaa gebo-gebadii waxa uu madaxweyne Cirro kula dar-daarmay wasiirrada in ay dedaal badan muujiyaan, isla markaana ay fuliyaan ballan-qaadyada xukuumadda. “Shacabku…

Read More

Puntland iyo Galmudug oo guddi u saaray colaaada Galmudug

Gaalkacayo (QJ) – Shirkii nabadeed ee dhawaan magaalada Gaalkacyo uga socday mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa lasoo gaba gabeeyay, iyadoo laga soo saaray go’aamo la xiriira xalinta dagaal beeleedkii ka dhacay galbeedka gobolka Mudug. War-murtiyeedka ay si wadajir ah u soo saareen madaxda labada maamul ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa lagu soo…

Read More

Soomaaliya oo dooneysa in ay ka mid noqoto Gollaha Amniga Afrika

Muqdisho (QJ) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday in ay u sharaxan tahay xubinimada Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ee AU PSC. Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa dalabkan ku tilmaantay mid salka ku haya sinnaanta iyo ka qeyb qaadashada istaraatiijiyadda nabadda ee Afrika, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda…

Read More

Ciidamada Badda Jabuuti oo soo badbaadiyay Kalumeysato reer Berbera ah

Jabuuti (QJ) – Kalluumaysato muddo bil ku dhow lagu la’aa xeebaha Somaliland ayaa laga helay biyaha dalka Jabuuti iyagoo badqaba. Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jabuuti, ayaa iyaga oo gudanaya waajibaadkooda roondada ee caadiga ah, waxa ay soo badbaadiyeen saddex kalluumaysato ah oo bil ka hor ka shiraacday Berbera. Kalluumeysatada ayaa sheegay in doonidii ay wateen uu…

Read More

Madxweyne Deni oo la kulmay madaxdhaqameedka Warsangeli

Bosaaso (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan kula qaatay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Maxamuud Cali Shire oo ay wehelinayeen guddigii shirka Ceelbuh uga socday beesha Warsangeli. War kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu xaqiijiyay in Madaxweyne Deni uu soo dhaweeyay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Maxamuud…

Read More

Madaxweyne Deni oo cafiyay xubno lagu eedeeyay in ay ka mid ahaayeen Daacish

Garoowe (QJ) – Ciidamada Puntland ayaa howlgal ballaaran ka bilaabay buuraha gobolka Bari, si ay uga saaraan dagaalyahanada Daacish. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo ku sugnaa gobolka oo abaabulka ololahan ayaa hormuud ka ah dadaalkan. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Deni uu cafis u fidiyay shaqsiyaad lagu eedeeyay inay xiriir la…

Read More

Wakiilada Somaliland oo 19 Wasiir ansixiyay

Hargeysa (QJ) – Sagaal iyo toban wasiir oo ka tirsan xukuumadda cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka soo hor muuqday shirguddoonka iyo xubnaha golaha wakiilada. Tani waxay noqonaysaa kooxdii ugu horreysay ee xubnaha golaha wasiirrada ah ee la horgeeyo baarlamaanka si loo ansixiyo, iyadoo xildhibaannadu ay shalay guteen waajibaadkooda dastuuriga ah iyagoo dib u…

Read More