Burcadeed Eyl ka afduubatay markab kaluumeysi
Garoowe (QJ) – Wararka ka imaanaya gobolka Nugaal gaar ahaan degmada Eyl ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay afduubteen markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Yemen. Sida laga soo xigtay ilo badan, markabka ayaa si sharci ah uga kalluumeysanayay biyaha Puntland, markii uu noqday bartilmaameedka weerarka burcad-badeedda. Ragga dilka geystay ayaa la rumeysan yahay inay…
