Xildhibaan reer UK ah oo Soomaaliya ku eedeeyay taageerida Argagixisada
London (QJ) – Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka UK ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay maalgeliso kooxaha Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta Yemen. Waxa kale oo uu ku booriyay dawladda Maraykanka inay aqoonsato Somaliland. Xildhibaanka oo si weyn u taageeray go’aanka Mareykanka uu ku xaddiday howlaha Hay’adda ugu weyn ee Samafalka ee USAID, ayaa ku…
