admin

Madaxweynaha Somalia oo Jarmalka uga Qayb-galaya Shirka Xasaradaha iyo Amniga Caalamka

Munich — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Munich ee dalka Jarmalka, Isagoo ka qayb-galayo shirka 52-aad Ammaanka ee Munich (Munich Security Conference). Shirkan Caalamiga ah ayaa waxaa ka Qayb-galaya 30 Hoggaamiye oo Dalalka Dunida ka Socda iyo 70 Wasiirro Arrimo Dibadeed iyo Difaaca oo ka socda Waddamo Caalamka…

Read More

Gobolka Awdal oo ay ka bilaabmayso Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha iyo Hardanka Xisbiyadda

Hargeysa — Gobolka Awdal ayaa noqday gobolkii labaad ee ay si Rasmi ha uga billaabanto diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha Somaliland, Waxaana labaddii maalmood ee u dambeeyay ku sii Qul-qulayey Mas’uuliyiinta Xisbiyada Qaranka, guddida doorashooyinka iyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada oo ka Qayb-qaadanayey billowga diiwaangelinta. Munaasabaddii lagu shaacinayey inay gobolka Awdal ka bilaabi doonto bishan 16-keeda,…

Read More

Cayaartoyda xulka Caruurta Soomaaliya oo Bar-barro la Galay Dhiggooda Dalka Qatar

DOOXA — Cayaartoyda xulka Da’yarta Soomaaliya ee 11-jirada ayaa maanta cayaartoodii saddexaad la yeeshay xulka dhiggooda ee Qatar, iyagoo la galay bar-barro 3-gool iyo 3-gool ah. Kulankaan oo ahaa mid Xiiso badan ayay labada kooxood waxay kusoo bandhigeen ciyaar aad u wanaagsan, iyadoo ugu dambeyn ay kusoo dhamaatay bar-baro, iyadoo Cayaartoyda Soomaaliyeed ay muujiyeen ciyaar-wanaag iyo…

Read More

“Somaliland waxay Rabaan inay Dadka Dhulka Ka Qaadaan, illeen Dhul La’aan ayaa haysee,.” Cali Khaliif Galaydh

BUUHOODLEH — Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Gallaydh ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ugu horreyso sababta ay Somaliland dagaalka ugula jirto Khaatumo iyo Shirarkii Somaliland lagu dhisay ee uu isagu ka qayb galay. Mr.Gallaydh oo wareysi siinaayay mid ka mid ah idaacadaha Puntland ka hawl gaha ayaa sheegay in somaliland ay dhul…

Read More

Caruurta Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galaya Tartanka Ciyaaraha Carabta [DHAGEYSO]

Dooxa — Ciyaartoy matalaysa iskuulka Muqdisho, ayaa ka qeyb galaya tartan kubadda cagta ah oo ka dhacaya magaalada Dooxa ee Dalka Qatar, iyadoo kulan xiiso badan beri ay la ciyaari doonaan dhigggooda Qatar. Tartankan oo dhowr iyo toban dowladood oo Carbeed ay ka qeyb galayaan, ayaa dhalinyarada ka qeyb galaysa ay da’dooda tahay 11 sano…

Read More

Luuqadda Saxaafadda = W/Q: Cali Cabdi Coomay

Suxufiga waxa looga baahan yahay inuu noqdo qof u dhexeeya, arrimaha dhacaya. Dadku way kuu siman yihiin. Maaha inaad dadka qaarna soo dhawayso, qaarna aad fogayso.Maaha kaalinta weriyuhu inuu kala xukumo sax iyo khaladka, runta iyo beenta wixii la kala sheegto, ama inuu go’aamiyo dhinicii run sheegaya ama inuu waan waan ka dhexdhaliyo dhincayada is…

Read More

Somaliland iyo bangiyada islaamka

Soomaaliland bangiyo nooc ma ah ayaa ay ubaahan tahy? Bangiyada islaamka :milicsi taariikheed Sanadku markuu ahaa 1936 ayaa Bangigii ugu horeeeyay oo ku shaqeeya nidaamka maaaliyadeed ee islaamka laga furay magaalada mit-qamar ee dalka masar. Inkastoo bangigaa markiiba irida laysugu dhuftay ,arimo siyaasadeed daraadeed ,haddana ,mudadii yarayd ee uu shaqaynaayay waxa uu yeeshay macaamiil aad…

Read More

Shir looga Hadlay Maamulka Hawada Somalia oo lagu Qabtay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya

Nairobi — Shir looga hadlay Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa lagu soo gunaanaday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana qodobbada Shirkaan looga hadlay ka mid ahaa sidii maamulka Hadawa Soomaaliya oo muddo 20-sano ka badan ah laga hagayay Kenya loogu wareejin lahaa gacanta Dowladda Somalia. Kulankan ayaa waxaa ka qayb-galay mas’uuliyiinta hay’adda Maamusha Hawada Somalia…

Read More

Dawladda Ingiriiska Oo Mar Kale Cusboonaysiisay Digniinta Ammaanka Somaliland

Hargeysa — Dawladda Ingiriiska ayaa cusboonaysiisay digniin amni oo la xidhiidha inta badan magaalooyinka Somaliland, waxaanay muwaadininteeda u sheegtay inay tagi karaan oo keliya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, oo iyagana ay sheegtay in loo tagi karo arrimo muhiim ah. Digniintan amni oo ay wasaaradda arrimaha dibadda, waaxdeeda socdaalka dibadu cusboonaysiisay 9 february, waxa ay ka…

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Dowladda Somaliland Ku Bogaadiyay Tallaabo Muhiim Ah Oo Ay Qaaday [DHAGEYSO]

Hargeysa,10jan,2016(QJ/SDN)-Sheekh Aadan  Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada dalka ayaa xukuumadda Somaliland ku bogaadiyay suulinta saliib dhawaan laga taagay magaalada Hargeysa, isagoona sheegay in aanay culimadu u taagnayn oo qudha dhaliil balse ay sixidtaan iyo toosinba ay mar walba diyaar u yihiin. Sheekhu waxa uu sheegay in culimada ay yihiin daljirka dahsoon…

Read More

Ciidamada Nigeria oo Sheegtay inay Qabteen Kooxo Doonayay inay ku biiraan Kooxda Daacish

Muqdisho— Booliska Nigeria ayaa sheegaya inay xir-xireen ugu yaraan 18-qof oo lagu tuhunsan yahay inay qorsheynayeen inay ku biiraan kooxda IS, ama ay weerarro ka gaystaan Woqooyiga Nigeria. Ciidamadaan ayaa sidoo kale, sheegaya inay si weyn ula socdaan lix qof oo kale oo ay ku sheegeen inay iyagu dhaqdhaqaaqyo ka wadaan Nigeria, inkastoo aan la…

Read More

Ra’iisul-wasaaraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta Oo Ku Dhawaaqay In La Samaynayo Wasiiru Dowle Qabilsan Farxadda Iyo Mid Qaabilsan Dulqaadka

Dubia — Ra’iisul-wasaaraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa ku dhawaaqay in la samaynayo wasiiru dowle qaabilsan farxadda iyo wasiiru dowle kale oo qaabilsan dulqaadka. Sheikh Moxamed bin Rashid Al Maktoum oo xukuma Dubai, ayaa sheegay in wasiirka uu samayn doono siyaasado “si loo sameeyo waxyaabo bulshada u fiican oo ay ku faraxsan yihiin.” Wasiir dowlo…

Read More