admin

Somaliland to deport 7 Indian Nationals

HARGEISA— Immigration department detained 7 Indian nationals who came to Somaliland through tourism. The Indian nationals were caught red handed while selling and trading medically poisoned drugs. Police apprehended them while in the port city of Berbera. Head of Somaliland immigration department revealed that they were caught while selling medical drugs that were not vetted…

Read More

DHAGEYSO: Waa Kuma Aqoonyahan?, Barnaamij Gaar Ah

 Hargeysa —Waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno yaa loogu yeedhi karaa aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Baryahan danbe dhulka Soomaalida waxaa batay dad badan oo darajooyin qaatay sida madax dhaqameed, siyaasi iyo aqoonyahan waxaynu diirada ku saaraynaa barnamijkani kooban yaa mudan in loogu yeedho aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Halkan Guji Oo Ka Dhageyso…

Read More

Xukuumada Somaliland Oo Markii U Horeysay Ka Hadashay Xaalada Deegaanka Ceel Gardi

Hargeysa — Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse DIiriye oo maanta xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa markii u horeysay ka hadlay xaalada ka taagaan deegaanka ceel gardi oo ka tirsan gobolka saaxil isla markaana maalmihii u danbeeyeyba muran xoogani ka taagnaa. Waxaana uu wasiirku shaaca ka qaaday inaanay ka xukuumada ahaan…

Read More

Somaliland oo Mastaafurinaysa Ajaanib Dawooyin Sharci daro ah ka Ganacsanayey

Hargeysa — Laamaha amaanka Somaliland ayaa qabtay 7 qof oo u dhashay dalka Hindiya oo dalka ku soo galay dalxiis ahaan, balse ganacsi dawooyin ah ka bilaabay gudaha Somalialnd. Saraakiisha laanta Socdaalka Somaliland ayaa maanta oo salaasa ah xafiiskooda Hargeysa ku soo bandhigay daawooyinka ay 7 ruux ku iibinayeen magaalada Berbera ee Somaliland. “Waxaanu haynaa…

Read More

Wasiiradii Uu Madaxweyne Siilaanyo Isku Bedelay Oo Ka Hadlay Siday U Arkaan Isku Shaandhaynta Lagu Sameeyay

Hargeysa — Xubno ka tirsan wasiiradii uu Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo ku sameeyay isku bedelka, ayaa qalbi furan ku soo dhaweeyay isku shaandhaynta uu Madaxweynuhu sameeyay, waxaanay sheegeen in wasaarad kasta oo la geeyo ay shacabka ugu shaqaynayaan. Wasiiradan oo siyaabo kala duwan ugu waramay wargeyska Geeska Afrika, waxa ay sheegeen inay Madaxweyne Siilaanyo uga…

Read More

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Oo Ka Hadlay Dhex-dhexaadnimada Turkiga Ee Wada Hadallada Somaliland Iyo Somalia

Hargeysa — Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay Weftii ka socday Dalka Turkiga ee dhawaan dalka yimid, waxaanu sheegay in dalka Turkigu aanu dhexdhexaad ka noqon karin wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo WargeyskaGeeska Afrika u wareysi gaar ah  siiyey…

Read More

Xoogagga Al-shabaab oo Xalay Weerar Culus ku Qaaday Degmada Afgooye ee Shabeellada Hoose

Muqdisho — Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay Weerar Culus ku Qaaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ay u Suuro-gashay inay gudaha u galaan ayna la wareegaan gacan ku haynta saldhig ay ciidamada dowladda FS ku sugnaayeen. Inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalkan, ayaa haddana shacabka Degmada waxay sheegayaan inay maqlayeen rasaas culus…

Read More

Maraykanka Oo Beeniyay In Diyaarad Drone Ah Oo Ay Leeyihiin Ay Ku Dhacday Dalka Somalia

Washington — Waaxdxa Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa beenisay sheegashada Al-Shabaab ee ah in diyaarad aan duuliye lahayn oo ay tuhunsan yihiin in Mareykanka uu lee yahay ay kusoo dhacday Koonfurta Galbeed ee Soomaaliya. Website-yada kooxda Al-Shabaab ayaa sheegay in diyaarad drone ah oo sidday lix gantaal ay ku dhacday deegaanka Shandacar oo 70 km u…

Read More

Al-shabaab Oo Sheegtay Inay Gacanta ku dhigtay Diyaarad Drone ah Oo uu maraykanku leeyahay

GEDO — Wararka laga helayo gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ay ku soo dhacday meel ka baxsan magaalada garbahaarey ee xarunta gobolkaasi. mas’uuliyiin ka tirsan xarakada Al-Shabaab ayaa warbaahinta ay maamulaan u sheegay in ay gacanta ku dhigeen burburka diyaaraddaasi oo ku soo dhacday deegaan ay ka…

Read More

Ardayda Dhigata Dusgiga Maxamuud Axmed Cali ee Magaalada Hargeysa Oo ka Mudaharaaday Lacag kordhin lagu sameeyay

Hargeysa — Ardayda wax ka barata dugsiga Maxamuud Axmed Cali ee magaalada hargeysa ayaa mudaharaad balaadhan ka dhigay magaalada hargeysa. Mudaharaadkan ay dhigeen ardaydu ayaa ahaa mid ay kaga soo horjeedeen wasaarada waxbarashada Somaliland oo ku kordhisay lacagtii laga qaadi jiray ardayda (Fee) kuna amartay ardayda inay lacagta kusoo bixiyaan account  Iyo sidoo kalena qaar…

Read More

Sheekh Aadan Sunne Oo Codsaday In Loo Keenno Tuducyo Ka Mida Gabayada Abwaan Tima-cadde Oo Uu Sheegay In Laga Saaray Diiwaankiisa

HARGEYSA — Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Sunne] oo ka mid ah Culimada Hargeysa, ayaa Tafaasiil ka bixiyey faham uu ka qaatay laba Tuduc oo ka mid ah laba Gabey oo ka mid ah Suugaantii Alle ha u Naxariistee Abwaan Cabdillaahi Suldaan Tima-cadde, kuwaasi oo ka hadlaya ahmiyadda ku dhaqanka Diinta Islaamka iyo ilaaqaad lala yeesho…

Read More

Somali militants seize crashed ‘US’ drone in south-western Somalia

MOGADISHU —The Al-Qaeda linked Al Shabab group in Somalia claimed that its fighters seized a US drone with missiles which crashed in a rebel-held village in south-western Somalia Monday. US military often fly the unmanned drones over Somalia’s airspace as part of its fight against Islamist militants fighting Somali government and the African Union forces….

Read More

Madaxweynaha Puntland oo Maanta Magacaabay xubno ka tirsan gudiga doorashooyinka Puntland

Gaalkacyo — Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali [Gaas] ayaa Maanta Wareegto ku magacaabay shan xubnood oo Guddiga Doorashooyinka Puntland ka tirsan. Sidoo kale, Madaxweyne Gaas ayaa, Maxamed Saciid Cumar u Magacaabay Xog-hayaha Guddiga Doorashooyinka Puntland oo dhawaan billaabi doona Diiwaan-Galinta xisbiyada Puntalnd. Magacayada Xubnaha la Magacaabay ayaa kala ah; Cabdullaahi Cali Nuur 2. Maxamed Cabdille…

Read More